Bayaan Ay
Soo Saareen Beelaha AlaMagan, Abokor Cumar iyo Bah Cibraan (Habar
Jeclo) Ee Qurbojooga Iyo Somaliland Oo La
Xidhiidha Musharixinta Kulmiye
Hadddaanu nahay Beesha Gaashaanbuur Abokor Cumar iyo Alamagan iyo
Bah-cibraan, shir aanu ku yeelanay magaalada Burco maanta oo
taariikhdu tahay 21/08/2008, oo ay ka soo qayb galeen ilaa 250
xubnood oo isugu jira aqoon yahano, odayaal, culimaa`u-diin iyo
waxgarad kale oo aanu kaga arrinsanay dhacdan ku soo korodhay Beesha
oo ah is sharaxaadda Maxamed Cali Xirsi, waxaanu ka soo saaray
bayaankan soo socda:
Haddaanu nahay beelahaas kor ku magacaaban waxaanu halkan ku
caddaynaynaa in Musharaxa Maxamed Ali Xirsi oo Beeshayada ka dhashay
aanaan wax lug ku lahayn muharaxnimadiisa hore Iyo danbaysaba.
Annaga waxaa naga go`an in aanu taageero go`aamadii beelaha H/jeclo
ee Gar-adag iyo midnimada H/jeclo. Waxaanu u aragnaa inay ka
danbeeyaan cid burburinaysa midnimada H/jeclo.
Sidaas daraadeed inankaasi kama socdo Beesha uu ku dhashay, mana
teegaarsanin, si adagna waanu uga soo horjeenaa. Cid kasta oo
taageerta ninkaas isasoo sharaxay hadday yihiin beelaha Somaliland
iyo xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye waxaanu u aragnaa cid ka
soo horjeeda go`aankii Beelaha H/jeclo iyo horumarka qaranimada
Somaliland, waana godob arrintaasi.
Go`aankan waxaa isku raacsan dhamaan saddexda reer oo kala jooga
dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Jaamac Diiriye Raan (Guddoomiyaha Reerka
Gudaha
1) Jaamac Diiriye Raan (Guddoomiyaha Reerka
2) Faarax Xasan Jagac
3) Jaamac Warsame Xirsi
4) Ibraahim Maxamed Bile (Jaaquur)
5) Jaamac Faarax Cigaal
6) Cali Maxamed Jibriil
7) Dr. Cabdi Yaasiin
8) Ismaaciil Maxamed Axmed
9) Maxamed Cismaan Faarax
10) Cismaan Axmed Nuur
11) Maxamed Xasan Nuur
12) Faarax Axmed Nuur
13) Cali Cabdi Faarax
14) Cabdi Axmed Maxamuud
15) Axmed Maxamuud Cabdilaahi
16) Maxamed Xasan Jaamac
17) Faarax Cali Cabdi
18) Keyse Xasan Jaamac
19) Cabdi Maxamuud Hurre
20 Axmed Cabdi Jaamac
21) Xasan Maxamuud Faarax
22) Cali Cabdi Cali
24) Maxamed Jaamac Cabdi
25) Khadar Ismaaciil Cabdillaahi
26) Cali Xasan Cali
27) Maxamed Cabdillaahi Aadan
23) Iimaan Cawil Xuseen
28) Ibraahim Xuseen Xasan
29) Maxamed Ibraahim Xuseen
30) Cali Cawil Xuseen
31) Cabdillaahi Cawil Xuseen
32) Cabd Cismaan Axmed
33) Xuseen Maxamuud Xayd
34) Maxamed Ismaaciil Cabdillaahi
35) Axmed Maxamed Axmed
36) Maxamed Muuse Yuusuf
37) Maxamed Xasan Kaarshe
38) Axmed Xuseen Axmed
39) Xirsi Cismaan Axmed
40) Siciid Cabdi Faarax
41) Cumar Cabdi Faarax
42) Ibraahim Jaamac Cabdi
43) Bashiir Jaamac Cabdi
44) Siciid Jaamac Cabdi
46) Cawil Jaamac Dhiif
47) Xasan Cabdi Ismaaciil
48) Maxamuud Jaamac Diiriye
49) Siciid Cawed Nuur
50) Aadan X. Cali X. Maxamed
51) Faarax Axmed Xasan
52) Cabdi Ibraahim Maxamed
53) Axmed Ibraahim Maxamed
54) Maxamuud Jaamac Axmed
55) Jaamac Ibraahim Cismaan
56) Jaamac Axmed Xasan
57) Maxamed Ibraahim Xuseen Sanyare
58) Axmed X. Faarax Oday
59) Maxamed Cawed Nuur
60) Ibraahim Jaamac Nuur
61) Cabdi Maxamed Cabdillaahi
62) Maxamuud Maxamed Cabdillaahi
63) Maxamed Jaamac Cali
64) Ibraahim Jaamac Cali
65) Axmed Jaamac Cali
66) Deeq Xuseen Ibraahim
67) Maxamuud Xuseen Ibraahim
68) Yuusuf Jaamac Danaaki
69) Maxamed Jaamac Cabdillaahi
70) Axmed Maxamed Jaamac
71) Maxamuud Maxamed Jaamac
72) C/qani Maxamed Jaamac
73) Nuux Maxamed Jaamac
74) Cumar Cali Cismaan
75) Deeq X. Aadan Xadhkaale
76) Maxamed Cali Geelle
77) Khadar Jaamac Garbiye
78) Maxamed Jaamac Garbiye
79) Jaamac Ibraahim Xuseen
80) Axmed Faarax Daahir
81) Cabdi Baashe Faarax
82) Cabdi Baashe Xasan
83) Ibraahim Xuseen Axmed
84) Jaamac Xuseen Axmed
85) Cali Jaamac Axmed
86) Axmed Cismaan Axmed
87) Mahad Cawil Xuseen
88) Yuusuf Calas Cismaan
89) Amed Yuusuf Calas
90) Cali Abokor Calas
91) Maxamed Yaasiin Carab
92) Muuse Cumar Gamuute
93) Axmed Xasan Cabdilaahi
94) Maxamuud Maxamed Xasan
95) Faarax Maxamed Xasan
96) Cumar Maxamuud Maxamed
97) Cabdi Muuse Cumar
98) Sagal Cabdi Maxamuud
99) Aadan Maxamuud Cawaale
100)Saleebaan Aaan Maxamuud
101) Khadar Baashe Faarax
102) Khadar Yaasiin Daahir
103) Faarax Guyuc Axmed
104) Aadan Maxamed Axmed
105) Khalif Maxamed Axmed
106) Maxamed Cali Cabdi
107) Siciid Cabdillaahi Fiish
108) Khadar Xasan Cali
109) Nuur Cismaan Axmed
110) Xuseen Axmed Nuur
111) Cabdi Xasan Kaarshe
112) Cabdi Jaamac Fly
113) Cabdillaahi Jaamac Warsame
114) Khadar Yaasiin Daahir
115) Saxardiid Yaasiin Daahir
116) Siciid Yaasiin Daahir
117) Garaad Cawed Nuur
118) Khadar Xasan Jagac
119) Cabdi Ibraahim Yool
120) Maxamed X. Aadan Xadhkaale
121) Siciid Cabdi Jaamac
122) Aadan Cali Yaasiin
123) Cabdi Maxamed Aroos
124) Axmed Xasan Camale
Liiska Qurba Jooga
1) Xaaji Xasan Xaaji Cabdillaahi
2) Yusuf ismaciil Cali
3) Xaaji Siciid Muxumed Geele
4) Cismaan Aadan Hawd (Badawi)
5) Yaasiin Cawad Shabeel
6) Xasan Cismaan guudcade
7) Faarax Xuseen Axmed
8) Maxamuud Cabdi Jaamac
9) Cilmi Aadan Jaamac
10) Siciid Jama Cumar
11) Cali Xiiray Carab
12) Xuseen Garbiye
13) Xuseen Siciid Jaamac Farabadane
14) Cali Xuseen Carab
15) Cabdiraxman Cismaan Guudcade
16) Aadan Xirsi Faarax
17) Cabdicasiis Xasan Jaamac
18) Aabi Cali Yare
19) Yaasiin maxamed Keli
20) Ibrahim Cabdillaahi Adan
21) Jaamac Maxamed Keli
22) Axmed Yusuf Ismaaciil Cali
23) Maxamed Ismaaciil Jawle
24) Mukhtaar Cabdi Ismaaciil Cali
25) Cabdi Yuusuf Ismaaciil Cali
26) Cabdi Faarax Ismaaciil Cali
27) Yaasiin Cilmi Aadan
28) Mustafe Cilmi Aadan
29) Faysal Nowriish
30) Maxamed Nowriish
31) Dr Cali Keli
32) Foosi Cuguf
33) Axmed Maxamed Aadan
34) Iiraani Cali tooxyare
35) Cawil Aadan Ismaaciil
36) Mustafe Yuusuf Ismaciil Cali
37) Xasan Cawad Cabdi
38) Cabdi Jaamac Cismaan
39) Maxamed Xusseen Garbiye
40) Maxamud Xuseen Garbiye
41) Ibraahim Maxamed Keli
42) Axmed Jaamac Garbiye
43) Cabdi Garbiye
44) Mustafe Maxamed Keli
45) Fu’aad Maxamed Cali (Darwiish)
46) Cabdicasiis C/raxman Cismaan
47) Cali Aadan Ismaaciil
48) Cabdi aadan Ismaaciil
49) Maxamed Ibrahim Xuseen
50) Hamdi Ismaaciil X.Aadan
51) Rashiid C/laahi Yare
52) Cali Siciid Xassan
53) Cabdi Ibrahim Maxamed
54) Maxamed Cismaan Aadan (Badawi)
55) Idiris Aw-cali
56) Muse Seeteeye
57) Cabdillaahi Garbadhige
58) Xamze Maxamed Ismaaciil
59) Abokor Cali Talyaani
60) Jaamac Yusuf Ismaaciil
61) Maxamud Xafiyaan
62) Maxamud Xersi Barre
63) Cabdi Xafiyaan
64) Cabdiraxman Maxamed Aadan
65) Maxamed Ibraahim cawad
66) Axmed Cali yare
67) Cali Cismaan Xasan ( Jagac)
68) Cabdi Shoodhe
69) Cali Jaamac Diiriye
70) Yusuf Jaamce diiriye
71) Cali Jaamac Dhiif
72) Cabdillaahi xasan Jagac
73) Cabdi Yaasiin Daahir
74) Mustafe Cabdiraxman Cismaan
75) Maxamed Ismaaciil Jawle
76) Maxamed Cumar X.Aadan
77) Cabdi Maxamuud Cawale
78) Maxamuud Bide Cali
79) Faarax Xuseen Axmed
80) Yuusuf Ibraahim Cismaan
81) Cabdirisaaq Jaamac Cali
82) Cabdilaahi Cismaan Axmed
83) Maxamed Ibraahim Axmed
84) Axmed Cabdi Jaamac
85) Maxmed Jaamac Dhiif
86) Aadan Jaamac Dhiif
87) Cabdilaahi Nuur Cabdi
88) Ismaaciil Nuur Cabdi
89) Ibraahim koocad
90) Cabdi Xuseen Cismaan
91) Iimaan Xasan Jagac
92) Axmed Ibraahim Xuseen
93) Maxamed Cabdi Ismaaciil
94) Cawil Siciid Jaamac
95) Khadar X. Aadan Jibriil
96) Cabdi Khadar X. Aadan
97) Cabdi shakuur Cawil Siciid
98) Cabdiraxmaan Jaamac Cali
99) Liibaan Faarax Xuseen
100) Raage Maxamuud Cabdi
101) Rooble Maxamuud Cabdi
102) Cabdiqaadir Maxamuud Cawed
103) Cumar Jaamac Ibraahim
104) Suldaan X. Aadan Jibriil
105) Jaamac Cali Maxamed
106) Cabdi Abokor Calas
107) Maxamuud X. Aadan Jibriil
108) Siciid X. Adan Jibriil
109) Maxamed X. Adan Jibriil
110) Xasan Warsame Nuur
111) Cabdilaahi Warsame Nuur
112) Cabdi Maxamuud Cawaale
113) Siciid Cabdilaahi Axmed
114) Cumar Cabdilaahi Axmed
115) Siciid Xasan Jaamac
116) Gorgor Xirsi Ismaaciil
Source:Somaliland.org
|