Shabakada Caalamiga ee Timacade
News
Network (TNN),oo ku
dhawaaqday
shaqsiga &
shirkadda sannadka
2015
ee
Jamhuriyada Somaliland
![](IMAGES/A%20TNN%20LOGO%20BL.gif)
Sida aynu la wada
soconno,bulshada afka Somaliga ku hadasha,waxay
ka siman yihiin,in marka qofku geeriyoodo,inay
Xab aasha ka dul
ammaanaan , balse intuu noolaa aanay aqoonsan waxtarkiisa ,wax qabad kiisa ,
samo-falkiisa , iwm.
Maamulka
Shabakada Caalamigaa ee
Timacade
News
Network (TNN),waxay
ugu baaqayaan,ku
baraaru jinayaan,dhammaan
shacabka Somaliland,gudo
iyo dibadba,inay shaqsiyaadka bulshadeena
ka dhex ifaya,ee
aqoontooda,
maalkooda, maskaxd ooda,
wadanini madooda iyo
wakhtigodaba u huraya dalkeena hooyo,in la
aqoonsado , la sharfo
, la karaameeyo,loo abaal gudo,loona
mahad celiyo.
Shabakada Caalamigaa ee
Timacade News Network (TNN),oo
ah Shabakadii ugu horeysay ee sannadkii
2008 kii
bilawday in ay qiimeyn ku sameyso shaqsiyaadka iyo
shirkadaha Somaliland sannad walba, fursadna u siisa
inay shacabka Somaliland ka qayb qaataan,una
codeeyaan,qiimeeyaana shaqsiga iyo shirkadda mudan in
lagu sharfo,wax qabad,karti,daacadnimo, waxtar ,horumar iyo hawl
karnimo.
Annagoo tix galinayna,ugana mahad celinayna dhammaanba
muwaadiniinta Somaliland ee ka qayb qaatay Barnaamijkan
s annad laha ah, ee Shabakada
Timacade
News
qabato,waxa
magac iyo sharafba noo ah inaanu ku dhawaaqno
Shaqsiga Sa nnadka ee
2015, oo noqday
Professor Adan
Xaaji Cali Axmed,Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee
Jamhuuriyada Somaliland iyo
Shirkada Sannadka ee 2015,oo noqotay
Shirkada
Dhismaha ee Daryeel.
Maamulka Shabakada wararka ee
Timacade
News Network
TNN ,waxay
hambalyo iyo bogadinba u dirayan
Shaqsiga iyo
Shir kada sannadka 2015
, waxaanan
Allaha awooda leh uga baryaynaa inay ku guuleystaan
hiyigooda,hadafkooda,hiigsigood a,hamigooda iyo
yoolkoodaba.
T
IMACADE
N
EWS
N
ETWORK
TNN
|