Waxaa loogu bishaareynayaa , lana socod siinayaa dhammaan shacabka Somaliland , in Macradka caanka ah ee iibinta iyo kireynta baabuurta ee GOUD EAST AFRICA,MOTOR SAL ES & RENT, uu aad u ballaadhiyey ,wax badanna ku soo kordhiyey adeegiisii,kuuna keenay baabuur nooc walbba ood u baahan tahay.
Haddaba la xidhiidh maamulka iyo shaqaalaha shirkadda oo kuula diyaar ah soo dhawe yn aad u bogi doonto iyo qiime aad kuu raalli galiya. Haddii aad fasax ku joogto Soma liland iyo haddii aad degan tahayba, ballan keenu waa ,inaad indhahaaga ku soo aragto GOUD EAST AFRICA , MOTOR SALES & RENT.
Hore u gaadh , lana xidhiidh: GOUD EAST AFRICA , MOTOR SALES & RENT: TELEPHONE:
00252-2-523180
|