|
CUSBITAALKII UGU HOREEYEY EE AY ABID YEELATO MAGAALADA TOG-WAJAALE OO MAANTA
AY MARWADA
KOOWAAD EE JAMHUURIYADA SOMALILAND ,AMINA-WERIS ,XADHIGA KA JARTAY
31 December ,2014
WAR-SAXAAFADEED
Taariikh: 31 December,2014
Qoraal #:TWF8-31122014
Ujeeddo: Mahad celin
Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) ,waa Hay'ad ka
diiwaan ga shan Dalalka Jam huuriyada Som aliland iyo
Ingiriiska,waxaanay wakiilo ku leedahay dalka gudihiisa iyo
dibadiisaba.
Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) , oo iyadu
talada & fikirka Cusbitaalkaba lah ayd, ayaa dalka gudihiisa iyo
dibadiisaba dadaal joogta ah ka sa meysay, codsiyana u qortay Hay'ad
aha samo-falka ee ka hawl gala Dalalka Carabt a,Yurub iyo Qaarada
Maraykanka.
Maamulka iyo xubnaha Hay'ada samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),
wax ay u mahad celin ayaan Xaakimk a Imaarada Dubai,ahna madaxweyne
ku-xigeenka Dalka Imaaraatka Carabta,Sheikh Mohamd Bin Raashid Al
Makto um,oo Hay'adiisa samo falka ee Sheikh Mohamd Bin Raashid Al
Maktou m Humanitarian & Charity Est ablishment,ay bixisay dhaqaalaha
ku baxay hir galinta Cusbitaalka we yn ee magaa lada Tog-wajaale,oo
maanta oo Arbaca ah,31 December 2014,ay marwada Jamhuuriy ada
Somaliland, Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, xadhiga ka jartay.
Waxaan sidoo kale u mahad celinaynaa,cid kasta oo gacan naga siisay
hir gelinta cusbitaalkan,oo ah kii ugu horeey ey ee magaaalada Tog-wajaale
ay abid yeelato.
Waxaan Allaha awooda leh dhammaantiinba uga baryeynaa,inuu miisaanka
xasan aadka idiin saaro, sadaqada jaar iga ah ee aad la baxdenna,
idiin kobciyo,hadhsata ana maalinta loogu baahi badan yahay.
Eng. Mohamed Ali Muse Dr. Hussain Mohomed Nur
Founder and Chairman Chief Executive Officer
Tog-Wajale Foundation Tog-Wajale Foundation
XAWAALADA DAHABSHIIL
Tog-Wajaale
Foundation
(TWF)
Account No:
HRGD34568
Tog-wajaale , Somaliland
|
Togwajale
Foundation (TWF)
Bank name: Lloyds TSB
Account No. 24299468
Sort Code: 30 - 98 - 70
London , UK
|
HAY'ADDA SAMO-FALKA EE TOG-WAJAALE
FOUNDATIO (TWF)
|
|