Maamulka Shabakada Timacade News iyo Shiine Cali Muse oo caawimo u fidiyey qoys Somalilander ah oo dhibaataysan
Hargeysa (TNN)-Xabiiba Jaamac Caynaashe,waa Hooyo waayeel ah, oo haysa saddex wiil oo ay d hashay, oo dhammaantood maskaxda ka buka, dhibaatana ka haysato daryeelkooda,noloshooda ,aan haysanna hoy fiican oo ay roobka,dhaxanta iyo cad ceeda kaga gabadaan ! Nabigeenu salawaatu Rabi wa salaam wacalayhi,waxaa ka sugan inuu yidhi "Dadka ahlu iimaanka ah,waxay ka dhigan yihiin sidii hal jidh oo kale." Walaalkaa dhibaatada haysata waan inaad ka xanuunsato, la qaybsato , ka damqato , ka murugooto , ilaahay dartiina aad ugu saro kacdo. Maamulka Shabakada Timacade News iyo Shiine Cali Muse,oo ilaahay dartii caawimo ugu fidiyeY Hooyo Xabiiba Jaamac Caynaa she.Weriyaha Timacade News ee magaalada Hargeysa,Guuleed Mux umed Ibrahim (Guueed Yare) , oo isagu deeqdaas gaadhsii yey ayaa warkan ka soo diyaariyey :-
|