BUSTAAN
IIB AH
Bustaan ku yaal
Somaliland, degmada
Arabsiyo ayaa la
iibinayaa. Baaxadda bustaanku w aa 3
Hectar. Waa Bus taan
geedihiisu hir galeen oo midho dhalay. Wuxuu ku yaalaa
buqca d aad u wanaagsan oo carradeedu dihin tahay.
Waxaa
ku yaalla Ceel bad ah
oo dhisan.
Bustaanku
wuxuu janbiga
ku hayaa doox weyn oo
biyo badan.
Waxaa ku beeran
dalagyo kala duwan.
Faahfaahin dheeraad iyo qiimaha kala xidhiidh
:
0044-7903999003 |