Wasiirada Arrimaha Debadda Iyo Madaxtooyada Somaliland Oo Kulan
Addis Ababa Kula Yeeshay Wasiiro Ka Tirsan Dawladda Itoobiya

Addis Ababa (TNN):- Waftigii Wasiirada Somaliland ee safarka shaqo
ku jooga Caasimadda Dalka Itoobiya ee Addis-ababa, ayaa maanta kulmo
la yeeshay xubno dhigooda ah oo ka tirsan Wasii rada dalkaasi,
kulankan Wasiirada labada Wadan ee Itoobiya iyo Somaliland, waxaa
lagaga wa da hadlaayay Mashruuci Berbera Corridor iyo qorshaha
waddadaas.
Sidoo kale waxaa diirada lagu saaray dhamaystirka mashruucaas oo
muddo sannado ah hawshii su socotay. Wasiirada Somaliland ee
kulankaas ka qaybgalay oo kala aha Wasiirka arrimaha d ebadda Maxamed
Biixi Yoonis iyo Wasiirka Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan
waxaa ku w ehelinaayay Sadiirka Somaliland u fadhiya dalkaasi
Itoobiya Mud. maxamuud Aadan Jaamac Gala al.
Source: slt
|