TACSI TIIRAANYO LEH
Anaga oo ah bahwaynta Kulmiye ee UK gaar ahaan Magaalada Bristol
waxa aanu Tacsi u
diraynaa Xildhibaan Axmed Weyne Oo Ku
Geeriyooday Magaaladda Hargeysa
Caasimada Somaliland ee Hargeysa Alle ha u naxariistee waxa xalay ku
geeriyooday maga aladda Hargeysa Xildhibaan Axmed Ibraahim Daahir (Axmed
Weyne) oo ka tirsanaa Muda neyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo
sida la sheegay isla xalay xanuun deg deg ahi kaga soo booday
wadnaha. Marxuumku waxa uu ka tirsanaa xisbiga tallada haya ee KULMI
YE waxaanu ka mid ahaa labaatankii Xildhibaan ee laga soo doortay
gobolka Maroodi-jeex doorashadii Baarlamaanka ee dalka ka dhacday
29-kii Bishii September 2005-kii, waxaanu ahaa Xildhibaankii ugu
codka badnaa Mudaneyaashii Golaha Wakiiladda ee gobolka Maro
odi-jeex. waxaan Ilaahay uga baryeynaa in ILAAHAY geeyo Janatul
Fardoosa. Shacabka Somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin
aamiin.
1) Maxamed Xaashii Bacado Gudoomiye Kulmiye Kulmiye Bristol uk
2) Cabdixakiim Qootaali
3) Axmed Aadan Mooge
4) Ing Xuseen Axmed Caydiid
5)inj Mahamoud Mohamed Bidde
6) Hanad Jaamac Yaasiin
7)Rashiid Maxamed Cilmi (QUDDE
8) Ahmed Cumar Xasan
9) Cabdisalaan Cali Cabdi
10) Aadan Cumar Xasan
11) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin
12) Ciise Maxamuud Caydiid
13) Maxamed Cabdi Fahfahle
14) Xasan Yusuf Siiciid
15) Cali Daahir Siiciid
16) Yuusuf Warmahaye
17) Mukhtar Xasan Xaashi
18) Maxamed Cali Good
19) Cabdi Gamuute
20) Cumar Siyaad Cabdillahi
21) Haybe Cali Guun
22) Khaliif Maxamed Cabdi
22) Mahamed Adan Cumer (m dhere)
23)Hassan Ali Amaan
24)Yuusuf Maxamedcade
25)Siciid Calihakaale
26)Faysal Maxamed Badaawi
27)Maxamed Kowsaar Yuusuf
28) Cabdillaahi Caydiid
29) Caydaruus Keyse
30)Keyse Cabdi Caliwayd
31)Ali Mawliid Aw Ali
32)Mohamoud Mawliid Aw Ali
33)Mukhtaar Mawliid Aw Ali
34)Mustafe Xaashi Cusmaan
35)Ciise Mohamoud caydid
36)Mohamed Abdi Obsiiye
37)Yuusuf Mohamed Cade
38)Mohamed Ali Xeyder
39)Bashiir Adan
40)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir
41)Cabdiraxmaan Xasan Cumar
42)Cabdi Maygaag
43) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)
44) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)
45) Muuse Gaanbiye
46) Ibraahim Cali Cawad
Wabilaahi Toowfiiq.by Axmed Aadan Mooge
Bristol uk.
|