Tacis
Tiiraanyo leh

Jaalliyada Gobolka Gabiley ee degan wadanka Holland waxay tacsi u
dirayaan qoyskii,
Elahkii, iyo dhamaan dadweynaha Gobolka Gabiley geeridii naxdinta
lahayd ee ku timid
alla ha u naxariistee Marxuum Cabdi Aw Cumar Kulmiye oo ku
geeriyooday 16-8-2013
Gabiley.
Waxaanu Ilahay uga baryenaa inuu Naxariistii janno ka waraabiyo,
dhamaanteena sabir iyo iimaan inga siiyo.
Amiin.
Maxamed Yuusuf Buux
Holland.
|