TACSI MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed
Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe,
Cismaan Garaaf soofe oo walaalkood Marxuum Ciise Garaad Soofe uu ku
geeriyooday Dalka Denmark, sidoo kale waxa uu ma daxweynuhu tacsi
taasi la mida u dirayaa guud ahaan reer garaad soofe,waxa kale oo uu
madaxweynuhu tacsi taa la mida u dirayaa bahda dhaqanka Somaliland
ee Garaada da, Ugaasyada, Boqorada, Salaadiinta, Cuqaasha isaga oo ka
tacsiyadaynaaya geerida ku timid marxuumka. Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryayaa inuu naxariistii
janatu-fardawsa ka waraa biyo, Reer garaad soofe, Garaadada,
Ugaasyada, Boqorada, Salaadiinta, Cuqaasha, Qo yskii, Ehelkii,
Qaraabadii Asxaabtii, uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo
marxuumka.
|