Hanbalyo Iyo
Taageero Ku Socota Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (Yuusuf
Marduuf).

Marka hore waxaanu mahad u diraynaa Madaxwaynaha
Somaliland Axmed Maxamed Ma xamuud anagoo ku
hanbalyaynayna daraja uu siiyay ciidamada qalabka sida
ee Somalila nd arintaa oo runtii ah arin horumar iyo
sumcad u soo jiiday dawlada Somaliland.
Marlabaad waxaanu hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa
dhamaan ciidamada qalabka sida ee Somaliland waxaananau
si gaara u hanbalyaynaynaa Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan
Nuur (yuusuf Marduuf) oonu leenahay waad mutaysatay ee
ilahay hakugu garab galo noqona kii si daacada u guta
wajibaadka iyo masuuliyada la saaray,aamiin.
•
Dr Maxamed Yuusuf Aw cali(Dr Culimo)
•
Dr Siciid Budle
•
Mustafe Saleebaan Cilmi.
•
Jamaal Canbe.
•
Cabdilaahi Maxamuud Xaaji.
•
Cabdiraxmaan Sheekh Xusseen.
•
Adan Maxamed Warsame(dhagalaab.
•
Xusseen Axmed Ismaaciil.
•
Maxamed Cabdi Axmed.
•
Ruqiya Budle.
•
Saynab Axmed Taani.
•
Cumer Cismaan Taani.
•
Cabdilqaadir Nuux.
•
Cabdiladiif Saleebaan Aare.
•
Kayse Amare.
•
Sahal Yaasiin Kaahin.
•
Amal M.Yuusuf Mixile.
•
Faysal Cumar Xoog.
•
Iyo dhaamaan Maxamed Jibriir Group.
Waxanu leenahay intiina nasiibka u heshay darajadaa
dhawan la qaybiyay ilaahay ha idinku garabgalo hana
idinka yeelo kuwii si daacad aha u guta waajibka loo
idmaday,a amiin.
|