Digniin: Cismaan Hindiyow wey dhamaatey xilgii guulwa deyntu waxa la
galey xiligii waxqadka ee ka joog

CISMAN
HINDI GUULWADE
Marka hore waxa salaamayaa warbaahin xorta ah ee Somaliland
Reer Kulmiyow bal dhageystay:
Rag aamusey iyo Ri'yo aamuseyba
Reerkoodii gabe,
Qaylo iyo sawaxaka kabaxaya jamhuurida smaliland ka baxayaa waa wax
aad looga xumaado arintaa markaan arkey ayaa qalinka qaatey ,Aniga
oo nin dalka aad iyo aad jecel ah, aadna u deneeya. hadba ama
marxaled ayaa la soo marey, hadaan si guud waxa uga sheego waxa ka
mid ahaa taliskii siyaad bare ,rajiimii Ina Riyaale iyo tan maanta
lagu jiro ee mid bare hore in soo martey oo maan dib loogu noqdey
waxaaney aheed wakhtigii Ina Riyaale taleda hayey ,markaa waxa
doonayaa in aanan ka leexen ee is dultaago xaladan aan dib ugu
noqoney waxa dib u soo ciliyey maanta
Guraangurkii aan dadka dalka ka xoreyney ee waxyeelada mooyee aan
waxterka lahey ee ca yda iyo afxumanada dadka iyo dalka u dheeray
haba waxa maanta warbaahin soo fadhiistay Cismaan Hindi
oo ahayd
inuu is qariyo maxaa yeelay waxaan xasuustaa markii doorasha
Mada xweyna in tuu shirjaraa ‘id qabtey ku dhawaaqay in natiijada
lagu kale badiyey xaaraan tahay oo xisgiisa laga helin oo uu kadaba
Hadley Mudane Daahir Riyaale oo uu
beenayey oo ku dhawaaqay in tahay
natiijo xor
iyo xalaal ah laga helay si fiina u haneey.
Sidaa
darteed wax loo hayo Ina Riyaale markaa adiga maanta maaha in cidi
ku dhageeysato waa lagu ya qaan in tahay fidma wade diraa diraa ah
sidaa darteed waxaan kuu sheegayaa in ay dhammaatey xiligii
Guuwadeynto oo lagu badaley wax qabad iyo horror lataaban karo oo
maanta muuqda ,Aniga oo aan jeclay in aan wax badan kaa sheego oo ah
nin maanta kaa meeqaan sareeya , waxaan kaaga digaynaa inaad dadka
shido Raga aan dhexdood waxba oo lin sida Wasiirka Mudane
xirsi
Xaaji xasa iyo Gudoomiyaha Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si fiic an uga
Hadley Raga isku magacaabey Golaha Talada iyo Toosinta Qaranka oo ah
Rag muxtari im ah oo hadii ay wax tabayaan sheegi kara dal iyo dadka
kaaga lexejjeclo badan oo shacabka Somaliland kaa jecelyihiin adiga
Hindi ahaan waxa kale oo Cismaan Hidi u sheegayaa in wasiirk a
madaxtooyadu aa maanta hiil kaa baahneeyn oo aanu hareero taaganahey
waana wasiir garaadkiisu kasareeyo mana jecla guulwada ee waxa uu
jaqaan shaqadiisa intaas baan caawa ku dhaafayaa Cismaa n Hindiga.
Waxa intaasi raacda oo aan ku darayaa shacabyo soo Somaliland
digtoonaada cadawga dexd iina iyo kadibaba ninmaan fureyn yaanu kuu
rarin baahore loo yidhi waxaan idiin rajeynayaa horo mar iyo guul
somaliland
Axmed Aadan Mooge
ahmed-aadan1@hotmail.com
|