Shabakadda Caalamiga
ee Timacade News oo Weriy ayaal gaar ah ku yeelan doonta Dalka
Jamhuuriyadda Jabuuti
![](IMAGES/A%20TNN%20BL.gif)
Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade
News Network
TNN ,ka dib mark ay
arkeen inay shabakadu magac weyn ku leedahay Dalka Jabuuti,
macaamiishee duna si xad dhaaf ah u kordhayaan, codsiyo badanna naga
soo gaadheen Dalka Jabuuti gudihiisa & dibadiisaba,waxaanu
go'aansanay
inaanu Weriyeyaal gaar ah shabakadu ku yeelato Dalka
Jamhuuriyadda Jabuuti.
Haddaba , waxaa maanta oo bishu tahay 17 December
- 31
December,2012,
aanu qaban doonaa araajida Weriyayaasha ( Gabdho & Wiilalba), ee ku
nool Dalka Jab uuti,
rabana inay ka mid noqdaan hawl wadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee
Timacade News Network .
Fadlan , codsigaaga noogu soo hagaaji emailka shabakadda oo ah:
Timacadenews@gmail.com
TIMACADE NEWS NETWORK
TNN
|