WAR-SAXAAFADEED

War-saxaafadeedka Xisbiga Kulmiye soo saaray,kuna
saxeexan yahay Gudoomi yaha Xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi
,oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shaba kadda Timacade News, ayaa
wuxuu u dhignaa :-
“Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye oo ku hadlaya magaca golaha dhexe,
gudida fulinta, xubnaha iyo taageeryaasha xisbiga kulmiye waxa uu
hambalyo iyo bogaadin u dir ayaa Madaxweynaha JSL, Ciidammadda
Qaranka iyo gudidii loo xilsaaray qiimaynta darajooyinka.
Xisbiga Kulmiye waxa uu u arkaa ayuu Warsaxaafadeedku Yidhi in
bixinta derejada ciidamadu ay tahay talaabo loo qaaday xagga
horumarka, taas oo ka mid ahayd b alanqaadadii xisbiga ee xiliga
doorashada oo fulay.
Gaba Gabadii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi waxa
uu u rajeey ay gudida qiimaynta derejooyinku in waxii tabashooyin ah
ee jira ay si degdeg ah u dhameeyaan.”
|