Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland,Axmed Siilaanyo, oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Jamhuuriyada Jabuutiu fadhiyi doona dalka Jamhuuriyda Somaliland

 


 

Hargaysa (TNN) :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxam uud (Silaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti u soo m agacawday dalka Somaliland, Danjire Xuseen Cumar Kawaaliye.

Kulankaas waxaa Safiirka iyo Madaxweynaha waxaa ku wehelinaayay Madaxweyne ku-xige enka Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil ( Saylici), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Silaanyo ayaa danjiraha Jabuuti u sheegay in dalka Jamhuuriyadda Somaliland uu yahay dalkiisi hooyo, isagoo ka sheekeeyay tariikhda dhalasho ee labada shacab wadag aan.

Geesta kale wuxuu Madaxweynuhu uga mahad naqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabu uti Mud. Ismaciil Cumar Gelle soo magacaabida Danjiraha u fadhiyi doona dalka Jabuuti wadd anka Somaliland.


Geesta kale markii Madaxweynaha iyo Safiirku dhammaaday, waxa hadhimo sharafeed casuu mad ah u sameeyay Safiirka Jabuuti, Wasiirka Madaxtooyadda Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan, ta as oo qayb ka ahayd soo dhawaynaha loo sameynaayay Danjire Cumar Xuseen Kawaaliye.